Muqdisho-KNN-Hal sano aya ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo maanta oo kale sanadkii tagay 8/febraayo/2017 ayaa la doortay Maadxweynaha hadda talada haayo ee Farmaajo.
Maxaa u qabsoomay, Maxaana U qabsoomin, iyo Maxaa laga Filan karaan Sanadkaan Socda.
Su`aalahaan iyo kuwoo kale waxaan weydiinay Wasiirkii hore ee Dastuurka ee Maamulka Galmudug Cusmaan Maxamed Socdaal.
Halkaan hoose ka dhageyso wareysiga aan la yeelanay.