Uncategorized

SAWIRO-:Shir looga hadlaayo mideynta Canshuuraha Soomaaliya oo ka socda Kismaayo.

Kismaayo-KNN-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Beyleh ayaa maanta Shir-Gudoomiyay Madashii 3aad ee Wasiirada Maaliyadda Dowlad-Goboleedyada iyo Dowladda Federalka Soomaaliya.

Shirkaan oo horay laagu soo qabtay Magaalooyinka Muqdisho, Garoowe ayaa hada waxa uu ka dhacayaa Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Jubbaland.

Sharkaan ayaa waxaa diirada lagu saarayaa hormarka Dhaqaalaha Dalka iyo mideynta Canshuuraha Soomaaliya iyadoona war mirtiyeed laga soo saari doono Bari oo ay taariikhdu ku beegantahay 20 Bisha 12aad ee 2017.