Jowhar-KNN-Waxaa goor-dhaw magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle lagu soo gaba-gabeeyay Xafladda Caleema saarka Madaxweynaha Hirshabeelle oo ay ka qeyb galeen Mas’uuliyiin kala Duwan.
Hoos ka Daawo Sawirada Madaxdii ka qeyb gashay Xafladda caleema saarka.