Somali News

SAWIRRO:-Axmed Madoobe oo furay dugsiga tababarka Ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha maamulka Puntland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta degmada Afmadow ka dhagax dhigay Dugsiga tababarka Ciidamada Daraawiishta ee Jubbaland.