Sports

SAWIRRO:-Maaliyadda ay ku ciyaari doonto kooxda Man United xili ciyaareedka dambe oo la ogaaday

Muqdisho-KNN-Kooxda Manchester United ayaa la ogaaday fanaanada ay ku ciyaari doonto sanadka dambe marka ay joogto gurigeeda, Sida ay baahisay Shabakada Footy Headlines.

Shirkadda Adidas ayaa sameyn doonta maaliyadda cusub ee kooxda Manchester United, balse marnaba kama fogaaneyso iney kalarkii guduudka ahaa ee lagu yaqiinay Shayaadhiinta Cas Cas.

Xiliyaareedka soo socda ee 2018-2019 ayaa kooxda Manchester United waxaa la sii ogaaday maaliyada ay ku ciyaari doonto inkastoo kooxda ay shaacin doonto marka lagaaro bisha May ee soo socota.