Baydhabo-KNN- Qaban qaabadii ugu dambeysaya ayaa hada waxaa ay ka soconaysaa Hoolka ay ka dhacayso Doorashada Maamulka koofur Galbeed Soomaaliya.
Mudanayaasha Baarlamaanka Koofur Galbeed ayaa sii galaya hoolka, iyadoona ay goobta ay buuxdhaafiyeen ciidamo aad u fara badan oo ka tirsan dowlada Federaalka Soomaaliya.
Sawirro laga soo qaadaya ayaa muujinaya in maanta ayxildhibaanada Baarlamaanka Koofur galbeed ay dooran doonaan mid ka mid ahshanta musharax ee u tartamaya xilka Hogaamiyaha ugu sareeya ee Maamulka KoofurGalbeed.



