Somali News

SAWIRRO:-Wafdiga Madaxweynaha Eritre oo soo gaaray Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Madaxweynaha Dalka  Eritrea Isaias Afwerki iyo wafdi uu hogaaminayo  ayaa  soo gaaraya Magaalada Muqdisho.

Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa ka mid ah  , Wasiiro, Xildhibaanoka tirsan baarlamaanka dalka Ertrea  iyoGanacsato.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, wasiiro, iyo xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa  wafdigan ku soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magalada Muqdisho.

Wafdiga ayaa hada waxaa loo soo galbiyay Xarunta madaxtooyada soomaaliya, iyadoona halkaasi la filayo in ay kulamo ku qaataan Labada Madaxweyne.