Somali News

(Sawirro) Xildhibaanada Galmudug ee ku sugan Cadaado oo Madaxweyne Doortay.

Cadaado-KNN- Wararka ka imaanaya Magaalada Cadaado ee Gobalka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Doorashada Madaxweynaha  galmudug ay ka dhacday Magaaladaasi.

Doorashada ayaa waxaa ku tartamay Musharixiinta kala ahaa Axmed Maxamuud Baasto iyo Cabdixakiin Cali Guure.

Xildhibaanada Joogga Magaalada Cadaado ayaa Waxaa ay Madaxweyne u doorteen Axmed Maxamuud Baasto, waxaa uuna helay codad dhan 52 Cod, Halka  Cabdixakiin Cali Guure oo  isna helay 8-cod.

Halkan ka Daawo Sawirada.