Muqdisho-KNN-Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhigii Afraad ee Golaha Shacabka,kaasi oo lagu qabtay dugsiga Tababbarka Booliiska ee Janaraal Kaahiye.
Madaxweynaha Soomaaliya oo Khudbad ka jeediyay Munaaabada kalfadhiga 4aad ee Golaha Shacabka ayaa waxaa uu si aad ugu hadlay guulaha ay gaartay dowlada Mudada ay shaqeynaysay.
Sidoo kale Madaxweynaha ayaa xildhibaanada golaha Shacabka ugu baaqay in door wanaagsan ay ka qaataan hormarka xiliga ka soconaya dalka.
Halkan ka daawo Sawirada




