Gaalkacyo-KNN- Madaxweynaha maamulka Galmudug iyo madaxa Xukuumada ayaa maanta gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.
Axmed Ducaalle Geele Xaaf iyo Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa la filayaa in ay la kulmaan wakiilka Q.M ee Arimaha Soomaaliya Nicholes Haysom.
Masuuliyiintan ayaa ka wadahadli doono khilaafka u dhexeeya Dowlada dhexe iyo kuwa maamul Gobaleedyada ka jira dalka.


