Muqdisho-KNN-Axmed Ducaale Geelle Xaaf Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta booqday xerada Ciidamada Daraawiishta Galmudug ee ku taalla duleedka Magaalada Galkacyo ee Gobalka Mudug.
Madaxweyne Xaaf Maamulka Galmudug ayaa ciidamada hortooda ka sheegeen in dagaal ay ku qaadi doonaan Al-Shabaabka ku sugan qeybo ka mid ah Gobalada Mudug iyo Galgaduud.
Waxaa uuna ku dhawaaqay madaxweyne Xaaf dagaal ka dhan ah dagaalamayasha Al-Shabaab,
Sidoo kale Madaxweynaha Galmudug ayaa ,waxaana uu faray Ciidamada daraawiishta in ay u diyaar garoobaansidii Al-Shabaab looga saari lahaa deegaanada Mudug iyo Galgaduud, dhawaana dagaal la qaadi doono.
Halkan ka Daawo Sawirada.






