Muqdisho-KNN-Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha-Qarshe) Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya ayaa Maanta waxa uu booqday Saldhigyo Hor leh ay Ciidamada xoogga dalka ka sameysteen deegano ka tirsan Gobalka Shabeelaha dhexe.
Taliyaha ayaa waxaa uu sheegay inuu u kuur galayay sida ay ku shaqeeyaan Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya, waxaa uuna u balan qaaday ciidanka inuu garab taagan yahay mar walba.
Sidoo kale Taliyaha ayaa waxaa uu shegay inuu tagay Tuulada Geed Timir ee Gobolka Shabellaha Dhaxe.
Halkan ka daawo Sawirada





