Muqdisho-KNN-Tuulada ceeel hareeri oo hoostaga degmada galcad ee bariga gobolka galgaduud ee baratamaha soomaliya waxaa dagaalamayaasha alshabaab ku xireeen 5 qof sida dadka deegaanka u sheegeen KNN.
Waxaana dadka dagaalamayaaasha alshabaaab xireen isugu jiraan 4-nin iyo hal haweeney ah iyadoona loo haysto kadib markii si qarsoodi ah degaanka uga masaafeyeen gabdha islamarkaana lagu xiray mid kamdi ah dadka alshabaab u xiran ayaawaxaa alshabaab u dacwooday waalidiinta dhalay
Al-Shabaab ayaa waxaa ay kordhiyeen afduubka ay u geystaan dadka ku nool gobalka galgaduud.