Muqdisho-KNN-Shariif Sheikh Axmed Madaxweynihii hore ee Soomaaliya oo maanta qudbad ka jeediyay xaflad lagu daah furayay Xisbiga Himilo Qaran, ayaa ka hadlay xaaladaha dalku uu ku suganyahay.
Shariif Sheikh ayaa sheegay in aysan in dhaha ka fiirsa Karin dalka oo siidumaya madaama uu sheegay in ay meelxun mareyso xaladaha kala gadisan ee dalka, sida amniga, wada sheynta maamul goboleedyada iyo dowladda dhexe, dhaqaalaha iyo xiriirka arimaha dibada oo uu sheegay in ay sii xumaanayaan.
Waxa uu sheegay in iyaga oo ku sugan magaalada Garoowe uu Xassan Sheikh kala hadlay arin uu meelaha ka maqlay oo aheyd in madaxda dowladda ay xurguf kala dhaxeyso isga oo sheegay in uu isu geeyay Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynihii hore Xassan Sheikh, isagoo sheegay in ay isku afgarteen in lafga wada shaqeeyo la iskana kaashado dhismaha dalka iyo dowladnimada.
Halkaan ka dhageyso Codka Shariif Sheikh