Muqdisho-KNN-Dowladda Shiinaha ayaa lagu eedeeyay inuu si ula kac ah u kala geeyay waalidiinta Muslimiinta ah iyo Caruurtooda.
Warkan ayaa imaanaya iyadoo horay Dowladda Shiinaha loogu eedeyay in ay cadaadis badan ku heyso muslimiinta ku nool Gobolka Galbeedka Shiinaha.
Talaabadaan ayaa Dowladda Shiinuhu waxay uga goleedahay in ay marin habaabiso Diinta iyo luuqadda ay leeyihiin musliinta laga tirada badanyahay.
Dadka waalidka ah ayaa lagu heyndoonaa meel gaar ah, halka caruurtana loo geeyn doono Dad ay Dowladdu u diyaarisay in ay barbaariyaan.
Hey’adaha Xuquuqul Insaanka ayaa arintaan ka walaacsan.