Uncategorized

Shir looga hadlaayo Qorshaha Qaranka ee doorashada Soomaaliya oo Muqdisho Lagu qabtay + SAWIRO.

Muqdisho-KNN-Waxaa maanta lqgu qabtay Maagalada Muqdisho Xaflad  lagu daahfurayo qaamuuska doorashooyinka Qaranka iyo istiraatiijiyadda 5ta Sano ee soo socota.

Xafladaan ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiiro, Xildhibaano iyo Wakiilo ka socda Beesha Caalamka waxaana lagu soo Bandhigay Qaamuus ka hadlaya doorashooyinka Soomaaliya.

Xubnaha goobtaasi ka hadlah waxaa ka.mid ah Wasiirka Qorsheynta Soomaaliya waxa uuna sheegay in ay muhiim tahay helida Qorshe Cad ah oo ku aadan Istiraatiijadda doorashadda.

Soomaaliya ayaa la filayaa markii ugu horeysay bur burkii kadib in ay doorasho ka dhacdo doorasho qof iyo Cod markii lagaaro 2021.