Uncategorized

Akhriso-:Shirkii kismaayo oo War-murtiyeed laga soo saaray.

Kismaayo-KNN-Shirkii maalmihii la soo dhaafay ka socday magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka jubada Hoose ayaa maanta la soo gaba-gabeeyay waxaana laga soo saaray War-murtiyeed lagu cadeeyay qodobadii lagu heshiiyay.

Hogaamiyaasha ayaa sameystay Gole ay ku mideysan yihiin waxayna Gudoomiye u doorteen Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas waxaana sidoo kale Gudoomiye ku xigeyn u doorteen Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.

Hoos ka aqriso War-murtiyeedka Madaxweynayaasha Maamul Gobaleedyada.