Uncategorized

Shirkii Waxbarashada Soomaaliya oo lagu soo Gaba-gabeeyay Dhuusamareeb.

Dhuusamareeb-KNN-Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa lagu soo Gaba-gabeeyay shirkii maalmahaan halkaas uga socday Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha Waxbarashada ee maamul gobaleedyada waxaana laga soo saaray War-murtiyeed ku saabsan Waxybaahihii ay ku heshiiyeen dhinacyadii shirka u dhaxeeyay.

Hoos ka aqriso War-saxaafadeed Waxbarashada.