Somali News

Shirweyne lagu soo afjarayo colaada Libya oo ka furmay dalka Jarmalka

Shirweyne Caalimi ah oo goor dhaw ka furmey wadanka jarmani.

Shir lagu dhammeynayo colaada dalka Libya ayaa maanta ka furmay magaalada Caasimada ah ee dalka Jarmalka.

Jamciyada Quruumaha ka dhaxaysa iyo masuuliyiin kale oo heer caalami ah ayaa shir weynahani goobjoog ah kuwaasi oo soo xaadirin doona labada dhinac ee colaadu ka dhaxayso.

Masuuliyiinta garwadeenka ee shirweynahaasin ugu cadcad ayaa waxaa kamid ah madaxweyneyaasha dalalka Turkiga, Ruushka,haweynayda hoggaamisa dawladda Jarmalka, xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Mareykanka iyo qaar kale oo badan.