Somali News

Dhageyso:-Soomaali sharcigii lagala laabtay dalka Norway

Geneva-KNN-In kadan 1,500 oo qof oo qaxooti Soomaali ah ayaa dowladda Norway waxa ay sheegtay in ay dib ubaareyso qaabka sharciga lagu siiyay, dhanka kalana in kadabadan 40 qof ayaa lagala laabtay sharciga ay dalkaasi ku joogaan.

Hoos ka dhageyso warkan.