Hargeysa-KNN– Soomaaliland ayaa waxaa ay deegaanadeeda dadka ku dhaqan ka mamnuuceen isticmaalka furaha internetka Soomaaliya ee .SO.
warqad ka soo baxday wasaaradda isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda ee Soomaaliland lana ogeysiiyay madaxweyne Muuse Biixi cabdi ayaa dhamaan dadka ku nool deeganada Soomaaliland loogu qabtay muddo bil ah in ay uga guuraan isticmaalka furha internetka Soomaaliya ee .SO
Aqri warqadda ay Soomaaliland ku mamnuucday isticmaalka furaha internetka ee .SO