Somali News

“Sawirro”Soomaaliya iyo Dunida muslimka oo maanta laga ciiday maalinta koowaad ee Ciidul Adxa

Guud ahaan bulshada Islaamka ah ee ku dhaqan caalamka ayaa maanta si weyn ugu dabaaldegay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Maanta oo ah maalinta tobnaad ee bisha Carafo ayaa guud ahaan muslimiinta u ah maalin ay weyneeyaan.

Dadka Islaamka ah ayaa saaka waaberigii isugu soo baxay masaajida iyo fagaareyaasha waa weyn, si ay ugu tukadaan labada Rakadood ee Salaadda Ciidul Adxaa.

Muqdisho
Hargeysa
Ceerigaabo
Dowlad deegaanka
Masjidul Aqsa -Falastiin