Somali News

Sudan oo beenisay inay xiriir la sameenayaan israel

Sarkaal ka tirsan dowladda Wadanka Sudan oo la hadlay Wakaalada Wararka Reuters ayaa sheegay in aysan jirin wararka warbaahinta ay tabinayaan ee ah inay calaaqaad la yeelanayaan israel.


sarkaalkaan oo diiday magaciisa in warbaahinta loo adeegsado ayaa sheegay in ay waxba kama jiraan ay tahay Warka kasoo yeeray aqalka cad ee Mareykanka kaa o ku saabsan in Dowladda Sudan ay ku biireyso wadamada Carbeed ee iyagu xiriirta tooska ah la sameeyay Israel.


Wadamada Baxaren iyo Imaaradka Carabta ayaa noqday kuwii ugu horeeyay ee calaaqaad toos ah la yeesha Israel.