Muqdisho-KNN-Gaari ay la socdeen Muhaajiriin ayaa la sheegay inuu ku qalibmay Bariga dalka Turkiga, waxaana soo baxaya warar kala duwan oo ku aadan tirada ku geeriyootay shilkaasi.
Gaadiidka Gurmadka dag daga ah ayaa goobta gaaray si dadka dhaawaca loo caawiyo.
Saraakiil dhanka caafimaadka iyo Booliska ayaa goota gaaray iyagoo gurmad u fidanaya shacabka ku waxyelobay shilka.
Ma jiraan Faahfaahin intaasi ka badan oo laga helayo Shilka.