Somali News

Taliska Booliska oo Lagu Wado in goordhow uu la hadlo Warbaahinta

Taliska Ciidanka Boliiska Soomaliyeed ayaa lagu wadaa in Saacada soo socda uu la hadlo Warbaahinta.

Xarunta Wasaarada Warfaafinta Soomaliya ayaa la isugu yeeray Warbaahinta Madaxa banaan in ay soo xaadiraan Wasaaradda oo ay ku hadli doonaan Taliska Booliska.

Ayagoo  sheegay iney kawarbixin doonaan xaalada amni ee Magaalada Muqdisho iyo halka ay marayaan Howlgalo maalimihii lasoo dhaafay Ciidamada booliiska ay kawadeen Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.