Uncategorized

Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal oo la Magacaabay”Akhriso”

Garowe–KNN– Taliyaha Cusub Ee Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal ayaa  loo Magacaabay Gaashaanle Sare Faarax Warsame C/raxmaan,waxaana Xilkii laga qaaday  Gaashaanle Sare C/rashiid Maxamuud Aw-Xuseen oo horay u ahaa Taliyaha Ciidamada Booliska Gobolka Nugaal.

Taliyaha Cusub ayaa la faray inuu Guto Howshiisa islamarkaana uu isbadal ku sameeyo Shaqada Ciidamada Booliska Ee Gobolka Nugaal.

Halkaan Hoose ka Akhriso Wareegtada