Uncategorized

Taliyaha Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka oo la Magacaabay”Akhriso”

Muqdisho–KNN– Taliyaha Ciidamada Milatariga Soomaaliya Gen. C/wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa Magacaabay Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Qeybta 27-aad,waxaana loo Magacaabay  S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto} oo horay u ahaa Taliyaha Qeybta 12-ka April Ee Ciidamada Xoogga Dalka.

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka ayaa Lagu Magacaabay S/Guuto Maxamuud Maxamed Macalin(Koronto}

Qeybta 27-aad ee Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ayaa ah qeyb Cusub,waxaana ay ka Hirgeli doontaa Degaanada Dowlad Gobolleedka Hirshabelle.