Uncategorized

Taliyaha Xoogga oo ka hadlay Weerarkii lagu qaaday Guriga Cabdi Qaybdiid.

Muqdisho-KNN-Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Gen Cabdi wali Gorod ayaa goor-dhaw Gaaeay Guriga la weeraray ee Cabdi qaybadiid waxa uuna ka hadlay weerarkaasi.

Taliyaha ayaa sheegay in fal xun uu ahaa islamarkaana lagula xisaabtami doono ciodankii weerarkaas fuliyay.

Taliyaha ayaa ku baaqay in la soo qabto Ciidamada Howlgalkaan sameeyay, waxa uuna ku tilmaamay weerar fool xun oo dhaawacaya Sumcadda Dowladnimada.

La soco wixii dheeraad ah.