Somali News

Toogasho ka dhacday galbeedka dalka Australia

Saraakiisha Booliiska dalka Australia ayaa sheegya in wiil 16-sano jir ah oo mindi ku hubeysan uu weerar ku qaaday dukaanka qalabka lagu iibiyo ee ku yaala xaafada Willetton.

Wiilka dhalinyarada ah ayaa weerar ku dhaawacyo nin kale, iyada oo xaadiis caafimaad la dabiibayo.

Ra’iisul wasaaraha Australia ayaa ka tacsiyeeyay falkaasi, isaga oo falkani ku tilmaamay mid argagaxisinimo.