Somali News

Toos u daawo:- Khudbada Madaxweyne Farmaajo ee golaha shacabka

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goordhow gaaray xarunta ee villa Hageysa ee Magalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa haatan khudbad ka jeedinaya xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya

Halkan Hoose ka Daawo

https://www.facebook.com/KulmiyeOffical/videos/1087908151642331/