Muqdisho-KNN-Turkiga ee jooga Suuriya kadib markii ay kooxda YPG ku weerareen madaafiic.
Wasaaradda Gashaandhigga Turkiga ayaa sheegtay in weerarka lagu soo qaaday ciidan jooga magaaladda Raasal cayn islamarkaan ay Ciidanka Turkigu isdifaaceen kana jawaabeen weearka lagu soo qaaday.
Wasaaraddu ma aysan sheegin hadii ay waxyeelo gaartay kooxda kurdiyiinta YPG.
Ciidanka Turkiga iyo Kurdiyiinta waxaa uu dhexeeya Xabad joojin muddo ku dhow laba todobaad waxaana joogsaday dagaalkii qaraaraa ee Turkigu uu ku qaaday Kurdiyiinta.
Ugu yaraan hal askari ayaa laga dilay shan kalena waa laga dhaawacay Ciidanka


