Somali News

Ururka Daacish oo Weerar ku Dilay Ciidan Mareykan ah.

Muqdisho-KNN-Ciidamo Mareykan ah ayaa ku dhintay Werar Ismiidaamin ah oo ka dhacay Woqooyiga Siiriya, sida uu qiray military-ga Mareeykanka.

Ururka Daacish ayaa sheegay in qof isisoo miidaamiay uu isku qarxiyay xrunta Ciidanka Mareeykanka ee Magaaladda Manjib.

Labo Askari oo Mareykan ah iyo shaqaale rayid ah ayaa qarxaas ku dhintay, sida uu ark u shegay taliska dhexe ee Ciidanka Mareeykanka. Sedax kale oo ciidan Boolis ah na waa ay dhaawacmeen.

Ciidanka Mareeykanku waxay Manjib u joogaan in ay taageeraan Kurdiyiinta iyo Caraba la dagaalama Daacish.

Inta bandanna Bariga Siiriya waa laga saray Ururka Daacish.