Somali News

W/Arimaha dibadda oo ka hadashay Eedeyn loosoo jeediyay

Muqdisho-KNN-War kasoo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaliya ayaa waxaa looga hadlay eedeyn dhawaan loosoo jeediyay oo la xiriira Arimo waxa isdabamarin ah.

Wasaaraddu Warkaa wey ka jawaabtay oo waxa ay kasoo saartay bayaan ay isku bari yeeleeyso.

Hoos ka aqriso Qoraalkii Wasaaraddu soo saartay.