Uncategorized

Wadooyinka Muqdisho oo maalintii Labaad u xiran Shirka ka socda Muqdisho.

Muqdisho-KNN-Waxaa maalintii xiran Wadooyinka qaar ee Magaalada Muqdisho iyadoo lagu arkayo Ciidamo ka tirsan kuwa amaanka Soomaaliya,

Dadweyne badan oo lugeynaya ayaa maalintii Labaad lagu arkayaa wadooyinka iyo xaafadaha qaar kuwaas oo kuu sheegayo dhibaatada ay ku qabaan Xirnaanishiyaha wadooyinka.

Wadooyinka xiran waxaa ka mid ah School Plozia, Maka Al-mukarama, Sayidka, Ceelgaabta, Wadnaha, Soddanka iyo wadooyinka kale oo muhiim ah kuwaas oo loo xiray Shirka ka socda magaalada Muqdisho ee looga hadlaayo amaanka Soomaaliya.