Baydhabo-KNN-Wafdi uu hogaaminayay ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee arrimaha Soomaaliya Rai Zenenga ayaa maanta Waxaa uu gaaray Magaalada Baydhabo.
Kusimaha Madaxweynaha Koonfur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye ayaa maanta garoonka ku soo dhaweeyay wafdi ka socday Qaramada midoobe.
Labada Masuul ayaa waxaa ay ka wadahadleen Xaalada amni ee baydhabo iyo Doorashada maamulka koofur galbeed.




