Wafdi ka socday Qatar ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho waxaana Garoonka Aadan Cade ee kusoo dhaweeyay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda arrimaha dibadda Mudane Balal Maxamed Cismaan iyo Masuuliyiin kale oo ka tirsan DFS.
Wafdigan oo ka soo kicitimay Magaalada Doxa ayaa soo maray Magaalada Hargeysa, waxaa ayna kulamo la soo qaateen madaxda Soomaaliland
Wafdigan ayaa la filayaa inay kulan la qaataan madaxda dowladda Soomaaliya


