Muqdisho-KNN-Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating iyo Xubno kale uu ka mid yahay Taliyaha Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa Saakay ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug.
Soo dhaweynta xubnahaan ayaa Saakay ka socotaa magaalada Gaalkacyo sida ay tilmaamayaan wararka ka imaanayaan magaalada Gaalkacyo.
Safarka xubnahaan ay ku tagayaan magaalada Gaalkacyo ayaa faafaahin laga bixinin.


