Garawe-KNN-Wakiilka QM ee Soomaliya Michel Keating ayaa magaaladda Garawe ee xarunta maamulka Puntland waxaa uu kula kulmay Maxweeyne Cabdi wali Maxamed Cali Gaas, labadda masuul waxay kawada hadleen Colaadda Tukoraq.
Deegaanka Tokeraq ee Gobolka Sool waxaa ku dagaalamay Somaliland iyo Puntland, waxaa Dagaalkooda ka dhashay khasaare labada dhinac kala gaaqay.
QM ayaa horay ugu baaqday dhinacyadda in ay colaadda damiyaan.
Halkaan ka dhageeyso Cumar Soomane oo ka waramaya


