Somali News

Wakiilka QM ee Yemen oo la kulmay Falaagadda Xuutiyiinta.

Muqdisho-KNN-Wakiilka Qaramadda Midoobay ee Yemen ayaa waxaa uu wada hadallo la yeeshay Madaxweynaha caalamku aqoonsanyahay ee Cabdu rabbu Mansuur Haadi xilli ay dhainacyadda ku dagaalamaya Dalkaadi ay doonayaan in ay dhaqan galiyaan xabad joojin.


Talaadadii ayuu sidoo kale waxaa uu kulan la qaatay xuutiyiinya yamen oo uu kala hadlay in ay dhankooda adkeeyaan Nabadda Xudeeyda oo ah magaaladda garhaarku uga soo dego Yamen.


Hohaanka Xuutiyiinta ayaa Martin Grifts u sheegay in ay dhinacooda ilaalinayaan xabad joojintii lagu heshiiyay.