Uncategorized

War Deg Deg ah:- Ciidamada Ammaanka oo Gacanta ku dhigay Gaari Dilal looga geystay Muqdisho

Muqdisho–KNN– Wararka ka imaanaya Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in Ciidamada Ammaanka Degmadaasi ay Gacanta ku dhigeen Gaari Noah ah oo la sheegay in Labadii Maalin ee la soo dhaafay uu Gudaha Degmada Dharkeynley ka geystay Weeraro Sababay Dhimasho iyo Dhaawac.

Guddoomiyaha Degmada Dharkeynley iyo Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in ay Warbaahinta u soo bandhigi doonaan Gaariga la qabtay,balse ma sheegin in Gacanta lagu hayo Kooxdii Gaariga Weerarka ku Fulin jirtay.

Waxii ku soo kordha Dib kala soco Insha Allah