Uncategorized

War deg deg ah:-DAAWO kulanka Golaha Shacabka ka socda.

Muqdisho-KNN-Xildhibaano aan tira badneen oo ka tirsan kuwa lasafan Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari ayaa ku sugan dhismaha xarunta Golaha shacabka waxaana muqaalo la helay muujinayaan buuq gudaha ka jira.

Xildhibanada labada dhinac ayaa ku sugan Xarunta Golaha Shacabka kuwaas oo is dhaafsanaya hadalo kala duwan.

Hoos ka Daawo Muuqaalka shirka Golaha Shacabka.