Uncategorized

War Deg Deg ah:- Diyaarado duqeyn ka geystay Gobolka Hiiraan

Jalalaqsi–KNN– Wararka ka imaanaya Gobolka Hiiraan gaar ahaan Duleedka Degmada Jalalaqsi ayaa sheegaya in Diyaarado Dagaal ay Duqeeyeen Degaan u dhow Degmada Jalalaqsi,waxaana la sheegay in Diyaaraduhu ay beegsadeen Fariisimo Al-shabaab ay ku leeyihiin halkaasi.

Wararka ayaa intaas ku daraya in Dadka Degaanka ay Maqleen Dhawaqa Dhowr Gantaal oo ay rideen Diyaarado Dagaal,balse illaa hadda lama oga Khasaaraha ka dhashay.

Waxii Faah-faahin ah dib kala soco Insha Allah