Uncategorized

War deg deg ah:-Golaha Wasiirada Puntland oo kulan aan caadi aheyn maanta yeeshay.

Garoowe-KNN-Kulan deg deg ah oo Maanta ka ey ku yeeshay Golaha Wasiirada ee Puntland Xarunta Madaxtooyada ee Garoowe ayaa waxaa laga soo saaray War Saxaafadeed siweyn loogu dhaliilay Somaliland.

War Saxaafadeedkan ayaa lagu sheegay in Somaliland ey siiso Kooxaha Daacish Iyo Alshabaab ee ka dagaalama Gudaha deegaanada Maamulkaasi.

Puntland ayaa sidoo kale beenisay warar aan tiro yareeyn oo kasoo baxay dhanka Somaliland taa oo eedeeyn badan loogu jeediyay Puntland.