Labo qarax ayaa ka dhacay Magaaladda Muqdisho, gaar ahaan Isgooyska Sayidka ee Magaaladda Muqdisho.
Qaraxyadda ayaa ahaa kuwo loo adeegsaday gawaari laga soo buuxiyay waxyaabaha Qarxa, waxaana lala beegsaday bar koontrool oo ay joogaan Ciidamadda ilaaladda Maxtooydda.
Meesha ay qaraxyadu ka dheceen waxaa ku yaala Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Xarunta Golosha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Warar ayaa sheegaya in koox hubeeysan ay guda u galeen Xarunta isgaarsiinta Booliiska ee OTO-OTO oo ay dagantahay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya.
lama hayo Warar khasaaraha kusaabsan