Uncategorized

Muudeey iyo Xildhibaanadii taageersanaa oo Hoolka ka baxay iyo Jawaari oo lagu eedeeyay inuu xoog kula wareegay Xarunta G.shacabka

Muqdisho-KNN-Wararkii ugu dambeeyay ee Golaha shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegaya in Xarunta ay ka baxeyn Xildhibaanadii mooshinka waday iyo Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Cabdi wali shiikh Ibraahim Muudeey.

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka gaar ahaan xildhibaanada Mooshinka wada ayaa KNN u sheegay in Ciidamo uu wato Guddoomiye Jawaari ay xoog ku qabsadeen Xarunta Golaha Shacabka taasina ay sababtay in Xildhibaanada ay dib Guryahooda ugu laabtaan.

La soco wixii ku soo kordha.