Uncategorized

War Deg Deg ah:- Qarax Gaari oo Goor dhow ka dhacay inta u dhaxeysa KM-4 iyo Tareebiyaano

Muqdisho–KNN– Qarax Gaari ayaa Goor Dhow ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoyska KM-4 iyo Tareebiyaano ee Magaalada Muqdisho.

Gaariga Qarxay ayaa la sheegay inuu yahay  Saarif,waxaana Wararku ay sheegayaan in Ciidamada Ammaanka ay Fashiliyeen oo ay Qarxiyeen Gaariga laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa.

Warar kale ayaa sheegaya in Gaariga la dhigay Meel u dhow Hotelka Mubaarak islamarkaana uu halkaas ku Qarxay oo aysan Ciidamadu Fashilin,waxaana ku dhaawacmay Labo Qof oo mid yahay Ilaalada Hotelka Mubaarak.

Waxii Faah-faahin ku soo kordha la soco Insha Allah