Muqdisho–KNN– Qarax Xoog leh oo laga Maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho ayaa Goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hotelka Safaari oo ku yaalla KM-5 Ee Magaalada Muqdisho.
Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyay Waxyaabaha Qarxa ayaan la ogeyn illaa hadda Khasaaraha ka dhashay inta uu le eg yahay.
Faah-faahinta dib kala soco Insha Alla