Uncategorized

War Deg Deg ah:- Qarax Ismiidaamin ah oo Goor Dhow ka dhacay Baledweyne

Baledweyne–KNN--Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in Goor Dhow uu kadhacay Qarax Ismiidaamin ah oo Sababay dhimasho iyo Dhaawac.

Qaraxa ayaa ka dhacay Meel u dhow Xarunta Gobolka Ee Magaalada Baledweyne,waxaana la sheegay in Dadka ku dhaawacmay ay ku jiraan Suxuufiyiin.

Faah-faahinta dib kala soco Insha Allah