Muqdisho–KNN–Qarax Xoog leh ayaa Goor dhow ka dhacay Iridka Hotelka Naasa-hablood 2 ee Degmada Xamar-weyne,waxaana socota Rasaas Culus oo aan la ogeyn Cidda ay u dhaxeyso.
Wararka qaar ayaa sheegaya in Koox Hubeysan ay Gudaha u galeen ugaleen Hotelka Naasa-hablood Laba oo ku yaalla Degmada Xamar-weyne ee Magaalada Muqdisho,waxaana socota Rasaas u dhexeysa Ilaalada Hotelka iyo Dableeyda Weerarka ku qaaday Hotelka Naasa-hablood 2.
Faah-faahinta Dib kala soco Insha Allah