Somali News

War deg deg ah:-Xildhibaano mooshin ka gudbiyay Madaxweynaha Soomaaliya.

Muqdisho-KNN-Inkabadan 100 Xildhibaan oo ka tirsan golaha Shacabka ee BFS ayaa galabta gudbiyay mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xoghayaha golaha shacabka ayaa shaaciyay iney qabteen mooshin xilka looga qaadayo madaxweyanaha oo ay saxiixeen inkabadan 100 Xildhibaan.

Mooshinkaan ayaa yimid xili uu khilaaf culus u dhaxeeyo Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaaraha oo dhan ah iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.

La soco wixii ku soo kordha.